Home Celebrity News & Gossip George Clooney iyo Xaaskiisa Amal Oo Mataano Sugaya

George Clooney iyo Xaaskiisa Amal Oo Mataano Sugaya

1 min read
Comments Off on George Clooney iyo Xaaskiisa Amal Oo Mataano Sugaya
0
1,761

Nina Bruce Warren oo ah Hooyada dhashay jilaaga caalamiga ah ee George Clooney ayaa daaha ka qaaday sir ay qarinayeen George iyo xaaskiisa u dhalatay dalka Lebanon ee Amal Clooney inay sugayaan dhalashada mataanohooda dhexda kusoo jira. Nina ayaa sheegtay inay lamaanahan qorsheynayeen dhalmada hal ilmo kaliya se arinta lama filaanka ah ay noqotay inay noqdeen laba ciyaal ah oo kala ah wiil iyo gabadh, ayna aad iyo aad ugu faraxsantahay caruurta ay ayeeyada u noqon doonto e dhalan doona.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …