Home Celebrity News & Gossip George Clooney oo Abaalmarin Qaatay + Muxuu Xaaskiisa yidhi?

George Clooney oo Abaalmarin Qaatay + Muxuu Xaaskiisa yidhi?

1 min read
Comments Off on George Clooney oo Abaalmarin Qaatay + Muxuu Xaaskiisa yidhi?
0
507

Lamaanaha Hollywood ee caanka ah George Clooney iyo xaaskiisa Lubnaaniyada ah Amal ayaa iyagoo gacmaha is haysta soo gaadhay xaflada qeybinta abaalmarinta CESAR 2017.

George Clooney ayaa sanadkan ku guulaystay abaalmarintaas Cesar 2017 oo ahayd mid sharafeed oo lagu maamuusayay ayaa markii la gudoonsiiyay ereyo jaceyl ku dheehanyihiin xaaskiisa wuxuuna yidhi “Ku socota xaaskayga Amal, maalina ima soo marto ilaa aan u mahadceliyo Illaahay maadama oo uu iga dhigay xaajigaga waanan sugi kari laayay bilaha soo socda!” isagoo bilaha uga socda goortey dhalanayaan mataanahooda ay wada sugayaan.




Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …