Home Celebrity News & Gossip HAIFA WEHBE OO PARIS LAGU AFDUUBAY!!

HAIFA WEHBE OO PARIS LAGU AFDUUBAY!!

1 min read
Comments Off on HAIFA WEHBE OO PARIS LAGU AFDUUBAY!!
0
2,325

Fanaanada Lubnaaniyada ah ee Haifa Wehbe ayaa wakhti ay ku sugneed Paris sheegtay in Taksiile afduubay se ay maskax kaga baxsatay ragaas rabay madax furasho inay ka helaan oo ay Ashkatona Booliska u gudbisay. Sheekadan ayaa dadku rumaysan waayeen loona fasiray inay tahay Propaganda ay rabto fananadan inay samaysato si ay buuq u dhaliso.

Saxaafada iyo bulshada ayaa ku eedeeyey Haifa inay ku dayaneyso Kim Kardashian oo iyana bishii hore sheegatay in Dheeman “Jewelry” qiimihisu yahay Malayiin Dollar lagaga xaday Paris.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …