Home Celebrity News & Gossip Maxay Saxeexday Haifa Wehbe?

Maxay Saxeexday Haifa Wehbe?

1 min read
Comments Off on Maxay Saxeexday Haifa Wehbe?
0
5,566

Xidigada Lubnaaniyada ah ee Haifa Wehbe ayaa ku dhawaaqday inay saxeexday  jilitaanka Musalsal cusubo oo la daawan doono Ramadan 2017, Waxayna intaas ku dartay inay shirkada Black and White ay soo saari doonto Musalsalkaas. Waxaana xusid mudan inay Haifa sanadki hore laba musalsal oy ledahay aduunka laga  dawaday ramadanti 2016 musalsalki “Maryam” iyo “Mawlid wu saxbu qayib” dadka qiimeya jilitaankuna ay aad u amaanen awoodeda jilista abaal marinona ay ka heshay.

music-nation-haifa-wehbe-news-1-1-602x509




Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …