Home Celebrity News & Gossip Haifa Wehbe oo Dooratay Musalsalkeedi Ramadan 2017

Haifa Wehbe oo Dooratay Musalsalkeedi Ramadan 2017

50 second read
Comments Off on Haifa Wehbe oo Dooratay Musalsalkeedi Ramadan 2017
0
2,145

Xidigada Lubnaaniyada ah ee Haifa Wehbe ayaa saxeexday heshiiska ka qayb galka musalsalkeeda cusub ee la daawan doono Ramadan 2017 oo magaciisa la yidhaahdo “Bacd Alnihaya”, Haifa oo bishan gudaheeda dooran doonta xidigaha kula jiri doona musalsalkeedan ayaa la filayaa in duubitaankiisu bilaabmo dhamaadka bishan labaad.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …