Home Celebrity News & Gossip Haliimo Gobaad & Ahmed Zaki oo Beeniyay Xanta Suuqa

Haliimo Gobaad & Ahmed Zaki oo Beeniyay Xanta Suuqa

1 min read
Comments Off on Haliimo Gobaad & Ahmed Zaki oo Beeniyay Xanta Suuqa
1
7,046

Xidiga Switzerland Ahmed Zaki iyo xidigada Finland Haliimo Gobaad ayaa beeniyay xantii suuqa lasoo geliyay kadib markay dhawr video wada duubeen iyadoo dadka qaar baraha bulshada isla dhex marayeen inay labada fanaan is guursadeen balse midaas aanay waxba ka jirin. Dhanka kalena muuqaalkii heestooda Naaska Caashaqa aya noqotay heesta sida ugu degdega badan ku gaadhay 2.2 Malyan daawasho mudo 5 bilood ah.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …