Home Celebrity News & Gossip Daawo Hani Uk oo Muuqaal cajiiba soo samaysay Newyearkana North America Ka Tumaysa

Daawo Hani Uk oo Muuqaal cajiiba soo samaysay Newyearkana North America Ka Tumaysa

1 min read
Comments Off on Daawo Hani Uk oo Muuqaal cajiiba soo samaysay Newyearkana North America Ka Tumaysa
2
6,287

Fanaanada Hani Uk ayaa showga Newyearka ka tumaysa markii ugu horeysey abid North America iyadoo ay ku wehelinayaan xidigaha loogu jecelyahay ee carigaas sida Iskalaaji, Sahra Cumar Dhuule iyo qaar kale.

Waxaana xusid mudan inay fanaanadan soo saartay muuqaalka heesteeda cusub Lahasho oo aad u qurux badan oo uu ka duubay Liiban Studio.




[wpdevart_youtube]hDUFJay6u5M[/wpdevart_youtube]

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …