Home Celebrity News & Gossip Daawo Kareena & Saif Ali Khan oo Intaanu Cunugoodu Dhalan Sawiro Qurxoon Soo Bandhigay

Daawo Kareena & Saif Ali Khan oo Intaanu Cunugoodu Dhalan Sawiro Qurxoon Soo Bandhigay

52 second read
Comments Off on Daawo Kareena & Saif Ali Khan oo Intaanu Cunugoodu Dhalan Sawiro Qurxoon Soo Bandhigay
0
4,609

Lamaanaha caanka ah ee Bollywood Kareena Kapoor iyo Saif Ali Khan ayaa kasoo muuqday majalada Harpers Bazaar Bride ee India. Sawiradan oo ahaa qaar ay xusuus ugu talagaleen intaanu Ilmahoodu dhalan waxaana xusid mudan inay Kareena siday sheegtey dhali doonto bisha 12aad.

[espro-slider id=1416]




Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …