Home Celebrity News & Gossip Jaamacada Harvard University oo Rihanna Abaalmarin Siinaysa

Jaamacada Harvard University oo Rihanna Abaalmarin Siinaysa

1 min read
Comments Off on Jaamacada Harvard University oo Rihanna Abaalmarin Siinaysa
0
1,069

Jaamacada caanka ah ee ku taala dalka Mareykanka Harvard University ayaa u dooratay fanaanada caalamiga ah ee Rihanna “Shakhsiyada Sanadka” iyadoo abaalmarinta “Peter J. Gomes Humanitariann ” ay lagu dhex gudoonsiin doonan 28 February jaamacada dhexdeeda.

Rihanna ayaa loo doortey shaqooyinka khayriga ah iyo bini adamnimada ah ee ay ka fuliso dunida dacaladeeda iyado shirkadeeda Clara Lionel ee ay samaysay 2012 ay ka shaqeyso horumarinta caafimaadka iyo waxbarashada, sidoo kalena u fidisa waxbarasho bilaash ah ardayda wadamada bada Creepy-ga.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …