Home Celebrity News & Gossip Hodan Abdirahman iyo Mohamed Alta oo Show Kulminayo Kala Tagoodii Kadib

Hodan Abdirahman iyo Mohamed Alta oo Show Kulminayo Kala Tagoodii Kadib

1 min read
Comments Off on Hodan Abdirahman iyo Mohamed Alta oo Show Kulminayo Kala Tagoodii Kadib
0
18,034

Xidigada Fanka Hodan Abdirahman Dheere ayaa showga ugu balaadhan ee North America laga dhigayo New year eve ka qayb galaysa kuna soo bandhigi doonta heeso cusub sidii horeba looga bartay, Xafladan oo lagu sharfayo fanaanka da’da yar ee Najiib Alfa oo markii ugu horeysay jaaliyada North America show ka dhigaya. Waxaana xusid mudan inuu sidoo kale showga kula jiro Mohamed ALta oo ah xaajigiii hore ee Hodan Abdirahman iyadooy xafladan noqon doonto midii koowaad ee kulmiso furniinkooda ka dib.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …