Home Celebrity News & Gossip Daawo Hodan Abdirahman Fanaanada Loogu Dalabka Badanyahay Aroosyada North America!

Daawo Hodan Abdirahman Fanaanada Loogu Dalabka Badanyahay Aroosyada North America!

1 min read
Comments Off on Daawo Hodan Abdirahman Fanaanada Loogu Dalabka Badanyahay Aroosyada North America!
0
6,248

Xidigada fanka Somaliyeed ee Hodan Abdirahman Dheere oo ah mid ka mida faaanadaha loogu jecelyahay fanka somalida wakhti xaadirkan, gaar ahaan dhalinyaradu sida weyn u sugaan heesaheda iyo muuqalkedaba. Ayaa ayaamahan u dambeeyey bogeeda snapchatka qofkii la socda dareemaya sida aadka ah e looga xiisaynayo woqooyiga Amerika oo ay ku nooshahay, iyadoo mararka qaar laba aroos hal habeen ka tunta, waxaanan idiin so xulnay mid ka mida muuqaladedi u dambeeyey.

[espro-slider id=1682]




Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …