Home Celebrity News & Gossip Hooyadii Loogu Jeclaa Bollywood REEMA LAGOO oo Geerideedu Ka Nixisay Salman & Shahrukh Khan

Hooyadii Loogu Jeclaa Bollywood REEMA LAGOO oo Geerideedu Ka Nixisay Salman & Shahrukh Khan

2 min read
Comments Off on Hooyadii Loogu Jeclaa Bollywood REEMA LAGOO oo Geerideedu Ka Nixisay Salman & Shahrukh Khan
1
10,378

Reema Lagoo oo ahayd atrishad weyn oo ku caan ahayd filmada bollywood iyo musalsalada dalka India ayaa ku geeriyootay magalada Mumbai ee India maalintii khamiista ee 18may. Reema oo ku caan ahayd naanaysta “Hooyada loogu jecelyahay Bollywood” maadama oo ay ku matali jirtey filmada shakhsiyada hooyonimo.

Wiilka ay sodohda u ahayd ee Vinay Waikul ayaa sheegay in ay caafimaad qabtay wax xanuun ahna aanay ka caban jirin se 1dii habeenimo laabta ay ka dareemeysay xanuun markii cisbitaalka la geeyeyna ay geeriyootay 3di habeenimo wadne xanuun dartii wuxuuna intaa ku daray “U qaadan waa’ ayay nagu tahay inaanu rumeysano inaaney mamo Reema ay geeriyootay”.

Dhanka kale xidigaha waaweyn ee Bollywood ee la jilay aflaamta sida Salman Khan & Shahrukh Khan ayaa sheegay inay geeridan lama filaanka ah aad uga naxeen aadna loo tabi dono Reema Lagoo. Filimada ugu caansan ee ay jishay Reema waxaa ka mid ah Hum Aapke Hain Koun, Hum Saath-Saath Hain, Maine Pyar KiyaKal Ho Naa Ho iyo Jai Kishan.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …