Home Celebrity News & Gossip Hrithik Roshan oo Ahlam Kasoo Muuqan Doona Videoclipkeeda Cusub

Hrithik Roshan oo Ahlam Kasoo Muuqan Doona Videoclipkeeda Cusub

1 min read
Comments Off on Hrithik Roshan oo Ahlam Kasoo Muuqan Doona Videoclipkeeda Cusub
0
1,684

Xidiga Bollywood ee Hrithik Roshan ayaa kasoo muuqday Televisionka caalamiga ah ee MBC barnaamijka “Sabaaxal Khayr yaa carab” isagoo sheegay inuu booqasho u joogo hawl shaqo ka dib markay fanaanada reer Imaarat ee Ahlam marti qaad u fidisay inuu noqdo xidiga videoclipkeeda cusub ee ay soo wado isagoo sheegay inuu aqbalay sharafna ay u tahay inuu fanaanad weyn la jilo video.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …