Home Celebrity News & Gossip Ikraan Caraale oo Wax Aan Laga Fileynin Ku Kacday!

Ikraan Caraale oo Wax Aan Laga Fileynin Ku Kacday!

1 min read
Comments Off on Ikraan Caraale oo Wax Aan Laga Fileynin Ku Kacday!
0
2,414

Fanaanada caanka ah ee Ikraan Maxamed Caraale ayaa barteeda facebook kusoo qortay inay qabiilka ay qabiilada ugu jeceshahay uu yahay Hawiye oo ah qabiilka ay asal ahan Kasoo jeedo dhanka aabo, Arintaas oo ka yaabisay dadka ku xidhan facebookgeeda rasmiga ah iyagoo is weydiiyay waxa ku kalifay arintan se aanay wax jawaaba ka bixin Ikraan. Ikraan Caraale oo ahayd fanaanad qabyaalada ka dheer ayaa lays weydiinaya sababta keentay waqti xaadirkan inay reernimo u beydho.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …