Home Celebrity News & Gossip Cristiano jaceylkiisi hore oo arin lama filaana ku dhawaaqday

Cristiano jaceylkiisi hore oo arin lama filaana ku dhawaaqday

55 second read
Comments Off on Cristiano jaceylkiisi hore oo arin lama filaana ku dhawaaqday
1
16,467

Irina Shayk oo ahayd gabadhi xidhiidhka jaceyl ka dhexeen jiray ciyaartoyga caanka ah ee Cristiano Ronaldo ayaa sheegtay in ay raadinayso nin daacad u ah oo aan qalbiga ka jabin. Mar la weydiiyay sababta ay u kala hadheen Cristiano waxay sheegtay in aanu daacad u ahayn xidhiidhkooda sidaa awgii ay u goysay xidhiidhkas.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …