Home Celebrity News & Gossip Israel oo ka cadhaysiisay ELISSA!!

Israel oo ka cadhaysiisay ELISSA!!

1 min read
Comments Off on Israel oo ka cadhaysiisay ELISSA!!
0
2,810

Fanaanad yuhuudiyad ah oo Israel u dhalatay ayaa xaday laxanka heesta caanka ah ee Tacibt Minak e xidigada Lebanon Elissa, arintaas oo ilaa xad ka xanaaqday arintas ayaa dacwad ku dalacday youtubeka ah si heestas coppyga ah looga masaxo dhamaan social media-ha. Dhanka kale Elissa aya beenisay inay xaflad si hoos ahana ay uga soo heestay Israel gudaheeda ah iyadoo sheegtay inaysan waxaas ka suuroobin Falasdiina aanay tagi doonin ilaa ay xoroobayso.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …