Home Celebrity News & Gossip Waa maxay fariinta ay dirtay Princess Istaahil?

Waa maxay fariinta ay dirtay Princess Istaahil?

1 min read
Comments Off on Waa maxay fariinta ay dirtay Princess Istaahil?
2
45,677
Fanaanada Istaahil Maxamed (Princess Istaahil) ayaa boga ay ku ledahay Baraha Bulshada fariin uga dirtay dadka xiiseeya fankeeda waxayna tidhi “Asxaabtayda iyo dhamaan inta fankayga jecel meel kaste ha joogane I am back waxaanan idin soo gudbin donaa heeso muqaalo casri ah heeso kaban ah heeso dareenka qofka intaba insha alaah waan idin balan qadayaa no cajis!”. Fanaanadan ayaa ka mid ah fanaaniinta faro ku tiriska ah ee aan marnaba ka caajisin horumarinta fankeeda sanadihii u dambeeyeyna heesaha iyo muuqaalada ay soo saarto aad loola dhacay.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …