Home Celebrity News & Gossip 200 Film & 56 sano Ka dib JACKIE CHAN oo OSCAR La Gudoonsiiyay!!

200 Film & 56 sano Ka dib JACKIE CHAN oo OSCAR La Gudoonsiiyay!!

1 min read
Comments Off on 200 Film & 56 sano Ka dib JACKIE CHAN oo OSCAR La Gudoonsiiyay!!
0
1,487

Jilaaga caalamiga ah ee Jackie Chan ayaa la gudoonsiiyay abaalmarin sharafeeda OSCAR iyadoo laga abaalmariyay 56kii sano ee uu jilitaanka ku jiray isago matalay in ka badan 200film. Waxaana xusid mudan inuu Jackie Chan markuu abaalmarinta qaatay u mahadceliyay wadankiisa Hong Kong isagoo ku tilmaamay inay sabab u yihiin inay u suurto gasho inuu filmadaaso dhan sameeyo.

[espro-slider id=1461]




Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …