Home Celebrity News & Gossip Shahrukh Khan oo Kasoo Dhex Muuqanaya Filmka Katrina iyo Ranbir!

Shahrukh Khan oo Kasoo Dhex Muuqanaya Filmka Katrina iyo Ranbir!

55 second read
Comments Off on Shahrukh Khan oo Kasoo Dhex Muuqanaya Filmka Katrina iyo Ranbir!
0
6,442

Saxaafada Bollywood ayaa qoray inuu jilaaga weyn ee Bollywood Shahrukh Khan kasoo dhex muuqan doono filmka “Jagga Jasoos” ee ay soo wadaan Katrina Kaif iyo Ranbir Kapoor, Weli lama xaqiijin booska uu ka jili doono filmkan. Waxaana xusid mudan in qisada filmkan ku socoto Baare raadinaya aabihii, wuxuuna so bixi doona filmkan 2017 dhexdiisa.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …