Home Celebrity News & Gossip Jooqle oo Xaalad Cafimaado Lasoo Daristay

Jooqle oo Xaalad Cafimaado Lasoo Daristay

54 second read
Comments Off on Jooqle oo Xaalad Cafimaado Lasoo Daristay
1
3,110

Xoga ka ag dhow Fanaanka caanka ah ee somaliyeed Cabdi Shire Jaamac Jooqle ayaa noo xaqiijiyay inay fanaanka lasoo daristay xaalad cafimaad iyadoo la geeyey cisbitaal ku yaala caasimada London oo la yidhaahdo Sant Mary Hospital, ilaa hada ma cada siduu u buko fanaanku se waxaanu u rajayneynaa cafimaad degdeg ah.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …