Home Celebrity News & Gossip Daawo ninkii bixiyay 150.000$ si uu Kim Kardashian ugu Eekado

Daawo ninkii bixiyay 150.000$ si uu Kim Kardashian ugu Eekado

1 min read
Comments Off on Daawo ninkii bixiyay 150.000$ si uu Kim Kardashian ugu Eekado
0
5,244

Jordan James Parke waa wiil u dhashay wadanka Ingiriiska oo si xad ka bax ahna u jecel Kim Kardashian ayaa kharash dhan 156kun oo Dollar ku bixiyay qalniino uu iskugu eekeysinayo gabadhaas. Dad weynaha caalamka aya aad u dhaleeceeyey ficilkaas uu ku kacay wiilkan dhalinyarada ah iyo lacagta uu khasaariyay madama oo uu ku ciyaaray muuqaalkiisa kuna fashilmay u eekanshaha Kim Kardashian.

feature31

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …