Home Celebrity News & Gossip Karishma Kapoor oo Bollywood dib ugu so Noqonaysa 4Sano Kadib!!

Karishma Kapoor oo Bollywood dib ugu so Noqonaysa 4Sano Kadib!!

54 second read
Comments Off on Karishma Kapoor oo Bollywood dib ugu so Noqonaysa 4Sano Kadib!!
2
8,194

Xidigada weyne ee Bollywood Karishma Kapoor ayaa la sheegaya inay u diyaar garoobayso jilitaanka qeybtii labaad e filmkeedi caanka ahaa ee JUDWAA e so baxay 1997. Mar laga weydiiyay arintaas Karishma ayaa qaab diblumaasiyadeed u jawaabtay waxayna tidhi ” Waxaan maqlaya inuu jiro qayb labaad oo filmkaygi Judwaa ahaa arintaasna wa mid fiican”.

pic

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …