Home Celebrity News & Gossip Justin Bieber oo Cadho Darteed Mikrofoonka Dhulka Ka Jaray Masraxana Ka Dagay!

Justin Bieber oo Cadho Darteed Mikrofoonka Dhulka Ka Jaray Masraxana Ka Dagay!

1 min read
Comments Off on Justin Bieber oo Cadho Darteed Mikrofoonka Dhulka Ka Jaray Masraxana Ka Dagay!
1
2,897

Xidiga da’da yar e Justin Bieber ayaa xafladiisi ugu dambaysay ee uu ku lahaa Manchester ku kacay ficil dad badan yaab iyo amakaag ku riday markuu mikrofoonkuu ku heesayay dhulka ka jaray kana dagay masraxa. Dadkii joogay xaflada ayaa sheegay inuu Justin rabay inuu la sheekeysto tageerayashisa se qof ka mid ah dadki meesha joogay ku dhahay “Ha hadlin ee Hees qura!” midaas oo ka cadheysiisay.

Xafladu markay dhamaatay mar la weydiiyay Justin waxa sababay inuu sidan sameeyo wuxu dhahay ” Waan cadhooday kana dagay masraxa waayo noloshayda oo idil waxaan siiyay fanka iyo dadka si aan uga farxiyo se nasiib daro ma dareemayo inay i ixtiraamayan midaasna niyad jab ayay igu riday!”.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …