Home Celebrity News & Gossip Daawo Posterka Filmka cusub ee Hrithik Roshan

Daawo Posterka Filmka cusub ee Hrithik Roshan

50 second read
Comments Off on Daawo Posterka Filmka cusub ee Hrithik Roshan
0
1,829

Xidiga Bollywood Hrithik Roshan ayaa ku mashquulsan duubista filmkiisa cusub ee Kaabil oo la rajaynayo in shaashadaha laga daawan doono 26January 2017. Waxaana la matalaya filmka xidigada quruxda badan ee Yami Gautam, Girish Kulkarn iyo Ronit Roy waxaana qoray sheekada filmka Sanjay Masoom waxaana duubaya Sanjay Gupta.11229287_878220722213310_2604493997526583326_n

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …