Home Celebrity News & Gossip Farxiya Kabayare oo Baajisay Showyadii Geeska Afrika Mareykana Ku Noqotay

Farxiya Kabayare oo Baajisay Showyadii Geeska Afrika Mareykana Ku Noqotay

1 min read
Comments Off on Farxiya Kabayare oo Baajisay Showyadii Geeska Afrika Mareykana Ku Noqotay
0
3,311

Fanaanada caanka ah ee Farxiya Kabayare oo rabtay inay Wareeg xaflado ah ku samayso Geeska Afrika gaar ahaan deegaanada Somalidu ku dhaqantahay sida Muqdisho, Djibouti iyo Hargeisa iyo Garoowe se midaas ay u suuragali wayday. Fanaanadan oo ku noqotay dalkay deganeed ee Mareykanka ayaa barteeda Snapchatka kasoo bidhaantay iyadoo la joogta wiilkeeda Dalmar Yare iyadoo sheegtay inay shaqadeedi ku laabanayso.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …