Home Celebrity News & Gossip Farxiya Kabayare oo Xaflad Balaadhan Nairobi Ku Dhigtay Jabuutina u Socota!

Farxiya Kabayare oo Xaflad Balaadhan Nairobi Ku Dhigtay Jabuutina u Socota!

58 second read
Comments Off on Farxiya Kabayare oo Xaflad Balaadhan Nairobi Ku Dhigtay Jabuutina u Socota!
2
15,206

Fanaanada caanka ah e Farxiya Kabayare ayaa xaflad balaadhan kula caweysay Somalida kenya ku dhaqan gaar ahaan caasimada Nairobi, halkaas oo ay kusoo bandhigtay heesaheedi loogu jeclaa. Waxaana xusid mudan inay xidigadan xaflad ku leedahay Jabuuti oo ay dabadeed ku laaban doonto North America madama oo Muqdisho iyo Garoowe u suurtogeli weyday.

[espro-slider id=1894]




Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …