Home Celebrity News & Gossip Farxiya Kabayare oo Nairobi Soo Gaadhay

Farxiya Kabayare oo Nairobi Soo Gaadhay

1 min read
Comments Off on Farxiya Kabayare oo Nairobi Soo Gaadhay
0
10,843

Fanaanada caanka ah ee Farxiya Kabayare ayaa soo gaadhay caasimada Kenya ee Nairobi iyadoo wareeg ku maraysa Xaflado ah Nairobi, Muqdisho, Garoowe. Fanaadan ayaa waqti xaadirkan ku sugan magaalada Nairobi oo ay degantahay walaasheed Samsam Kabayare.

Waxaana xusid mudan inayna ilaa hada soo dhajin taariikhaha showyadeeda geeska Afrika se markaanu ogaano aanu idiin soo gudbin doono waqti ka hor.




Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …