Home Celebrity News & Gossip Kabayare : Facebookga magacayga wata ee fanaaninta lagu caayo malihi

Kabayare : Facebookga magacayga wata ee fanaaninta lagu caayo malihi

1 min read
Comments Off on Kabayare : Facebookga magacayga wata ee fanaaninta lagu caayo malihi
1
26,904

Fanaanada caanka ah ee Farxiya Kabayare ayaa sheegtay in aanay lahayn wax facebook page ah oo dad kale magaceeda isticmaalan horena ay baraha bulshada ugaga hadashay arinkaas.

Facebook pageka ugu weyn ee wata magaca fanaanadan aya fanaanin fara badan iyo bulsho weyn loogu gafay hadalo aan qurux badnayna loogu soo qoray iyadoo layska dhigayo Farxiya Kabayare waxaana fanaaninta magaca Kabayare lagu caayay ka mid ah Hodan Abdirahman, Fiska, Asma Love ayamahan dambena qofkii ugu dambeeyey ee la caayo waxay ahayd Nimco Dareen.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …