Home Celebrity News & Gossip Kim Kardashian oo sheegtay in laga xaday dheemano 11Million dollar ah

Kim Kardashian oo sheegtay in laga xaday dheemano 11Million dollar ah

1 min read
Comments Off on Kim Kardashian oo sheegtay in laga xaday dheemano 11Million dollar ah
0
8,228

The Hollywood Reporter aya sheegay inuu barnaamijki reerka Kardashianska ee la magac baxay KEEPING UP WITH THE KARDASHIANS ee ay xidigihisu ahayen Kris jenner iyo Hablaheeda la hakiyay duubistii Qaybtiisa 12aad.

14593496_10208608046900349_2089413131_n

Waxaana loo sababeynaya arinkan shilkii lama filaanka ahaa ee lagu dhacay Kim kardashian wakhti ay ku sugneed magalada Paris ka dib markii 5 nin oo hubaysan oo ku labisan dharka police-ka ay sandule kusoo galeen qolkey deganeed  iyago u hanjabay ay suuliga ku xidheen kana xadeen fargalkeedi qiimihisu aha 4.5Million dollar iyo Bulkaati kale oy sidatay oo qimahoda lagu qiyaasay 6 Million dollar

14292321_1116201975082860_581917129212295685_n

 

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …