Home Celebrity News & Gossip Kareena Kapoor iyo Priyanka Chopra oo Amaan Is Weydaarsaday

Kareena Kapoor iyo Priyanka Chopra oo Amaan Is Weydaarsaday

1 min read
Comments Off on Kareena Kapoor iyo Priyanka Chopra oo Amaan Is Weydaarsaday
0
2,030

Labada xidigadood ee caanka ah ee Bollywood Kareenka Kapoor iyo Priyanka Chopra aya hawada isku mariyey Amaan, iyadoo Priyanka ay amaantay wiilka ay dhashay Kareena Kapoor ee Taimur iyadoo ku tilmaamtay mid qurux badan ayna u faraxday Kareena & Saif Ali Khan. Kareena ayaa dhankeedana u mahad celisay saxiibadeed Priyanka iyadoo amaantay quruxdeeda gaar ahaan bishimaheeda ku tilmaamtay kuwo aad u qurux badan.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …