Home Celebrity News & Gossip Karisma iyo Kareena Kapoor oo shaashada kasoo muuqday

Karisma iyo Kareena Kapoor oo shaashada kasoo muuqday

58 second read
Comments Off on Karisma iyo Kareena Kapoor oo shaashada kasoo muuqday
1
13,124

Xidigadaha walaalaha bollywood ee KARISMA & KAREENA KAPOOR aya usbuucan kasoo muuqday Magazineka caanka ah ee la yidhaahdo Hello India. Waxaa xusid mudan inay Kareena duubayso hada filmkeda cusube “Veera Di Wedding” oo ay kula jirto Sonam Kapoor iyadoo ku matali doonta gabadh uur leh. Kareena aya sidoo kale sheegtay inay dhali doonto bisha 9aad e sanadkan 2016.

11898603_815517025212698_130308218461463172_n

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …