Home Celebrity News & Gossip Maxaa ka jira inay Katrina Diiday inay la Jisho Shahrukh Khan & Deepika?

Maxaa ka jira inay Katrina Diiday inay la Jisho Shahrukh Khan & Deepika?

54 second read
Comments Off on Maxaa ka jira inay Katrina Diiday inay la Jisho Shahrukh Khan & Deepika?
0
2,637

Saxaafada Bollywood qaar ka mid ah ayaa qoraya inay xidigada Katrina Kaif diiday film looso bandhigay in ay la jisho Boqorka Bollywood ee Shahrukh Khan iyo xidigada Deepika Padukone filmkooda soo bixi doona 21 December 2018. Waxaana xusid mudan in aaney ilaa hada wax jawaab ah ka bixin Katrina warkan suuqa lasoo galiyay.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …