Home Celebrity News & Gossip Lafoole & Nimco Dareen oo Heestoodi Hubqaad Soo Cusboonaysinaya Wareegna Europe Ku Maraya

Lafoole & Nimco Dareen oo Heestoodi Hubqaad Soo Cusboonaysinaya Wareegna Europe Ku Maraya

1 min read
Comments Off on Lafoole & Nimco Dareen oo Heestoodi Hubqaad Soo Cusboonaysinaya Wareegna Europe Ku Maraya
1
10,410

Xidigaha fanka Somaliyeed ee caan baxay Maxamed Xassan Xuseen Lafoole iyo Nimco Muxumad Xassan “DAREEN” ayaa socdaal dheer oo ay ku maqnaayen dhulka Somaliyeed haatan kasoo diga rogtay una soo laabtay qurbaha oo ah halkay ku noolayeen. Labadan fanaan ayaa Wareeg xaflado ah ku samaynaya Qaarada Yurub sida wadamada Austaria oo ay ka tumi doonan 24 December iyo Germany oo ay ka tumayaan habeenka xiga ee 25ka.

[espro-slider id=1787]

Waxaana xusid mudan inay labadan xidig soo cusboonaysiinayan heestoodi caanka ahayd ee Hubqaad ee albumkoodi ugu horeeyey ku jirtay ee RUUN “NIMCO IYO LAFOOLE” ee so baxay 2002.

Hoos ka daawo heestii ugu dambaysay ee ay soo saaraan labadan xidig ee laga daba dhacay




[wpdevart_youtube]XI-wwZBcCEk[/wpdevart_youtube]

 

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …