Home Celebrity News & Gossip Lamaanihii Hollywood ugu caansanaa oo kala tagay

Lamaanihii Hollywood ugu caansanaa oo kala tagay

1 min read
Comments Off on Lamaanihii Hollywood ugu caansanaa oo kala tagay
1
4,774

Lamaanihii ugu caansana Hollywood ee Angelina Jolie iyo Brad Pitt oo ahaa Lamaane tusaale loogu soo qaadan jiray Jaceylka iyo wadajirka ama is Fahanka dadka is jecel aya shaaciyay Bishan Gudaheedi inay si rasmi ah u kala Tageen Khilaaf weyn oo soo kala dhex galay ka dib. Sababta keentay furniinka ilaa hada lama garan karo laakin Saxaafada Hollywood aya waxa ay qorayaan inay ka dambeyso Brad Pitt oo Maandoriyaha aad u isticmalay midaas oo ay aad uga cadhootay xaaskisa Angelina oy marar badana uga digtey se uu ka maqli wayay Talooyinkeda inuu Joojiyo isticmaalka Xashiishada iyado uga baqanaysay inay midasi ay saameyn ku yeelato ciyaalkoda oo uu tusaale xun u noqdo.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …