Home Celebrity News & Gossip Daawo Sawiro Leonardo DiCaprio oo Bandhiga Filmkiisa Cusub Ka Hadlay

Daawo Sawiro Leonardo DiCaprio oo Bandhiga Filmkiisa Cusub Ka Hadlay

1 min read
Comments Off on Daawo Sawiro Leonardo DiCaprio oo Bandhiga Filmkiisa Cusub Ka Hadlay
0
1,406

Jilaaga weyn ee Hollywood Leonardo DiCaprio ayaa 15october ka qayb galay bandhigii koowaad e filmkisa cusub Before the flood waxaana bandhigaas kala soo qayb galay Jilayaal iyo saxaafada.

Filmkan ayaa ka hadlaya isbedelka jawiga ee ka dhacaya aduunka isagoo Leonardo DiCaprio midaas ka hadlayana wuxu yidhi “Ma rabo in aan dadka ka nixiyo ama ay i dhibsadaan se sidaad la wada socotaan isbedelka cimilada ee meeraheena ka socda waad wada ogtihiin waxaana haboon in aynu xal u raadino midaas se jiilasha so socdaa ay nabad ugu nooladan.

Waxaana xusid mudan in Leonardo DiCaprio la kulmay madaxweynaha maraykanka Brack Obama munaasabad khusaysey isbedelka cimilada.

[espro-slider id=555]

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …