Home Arimaha Bulshadda Daawo Guurka Wiil iyo Gabar 12jir ah oo Buuq Abuuray

Daawo Guurka Wiil iyo Gabar 12jir ah oo Buuq Abuuray

1 min read
Comments Off on Daawo Guurka Wiil iyo Gabar 12jir ah oo Buuq Abuuray
1
7,718

Waxaa wadanka Masar ka dhacday arin buuq dhalisay dad badana yaab iyo cadho ku abuurtay ka dib markii qoys wadankaas kasoo jeedaa ay isku guuriyeen wiil 12jir ah iyo gabar edodii ay dhashay oo 11jir ah iyadoo xaflad balaadhan loo qabtay loogu dabaaldagayo guurkas uu soo qabanqaabiyay wiilka aabihii.

almashaheer-blogspot-com_nancy_ajram_in_unicef_2-1

Wiilka aabihii aya sheegay in lamaanahan yar uu xidhiidh jaceyl ka dhexeeyo sidaa awgeed ay u doorbideen iyagoo yar in laysku guuriyo si qaladaad aanay ugu dhicin oo ay markay weynaadana si rasmi ah ay u wada aqal galaan.befikre-poster

Wuxuuna intaas ku daray in aqal galku dhici doono markay labada ciyaal ah gaadhan da’da sharciga Masar ogolyahay, waxa kale oo uu ugu jawaabay dadka dhaliilay talaabadan in aanu wax qalad ah samaynin isku guurinta wiilkiisa iyo gabadha yar ee walaashi dhashay.
aishwarya-salman-story-fb_647_052416062218

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Arimaha Bulshadda

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …