Home Arimaha Bulshadda MBC Group oo u Dabaaldagtay Sanad guuradeedi 25aad

MBC Group oo u Dabaaldagtay Sanad guuradeedi 25aad

1 min read
Comments Off on MBC Group oo u Dabaaldagtay Sanad guuradeedi 25aad
0
1,785
 MBC GROUP oo ka mid ah Channelska loogu daawashada badanyahay aduunka gaar ahaan Wadamada Carbeed oo u dabaaldagtay Sanadguuradi 25aad ee kaso wareegtay Aasaaskedi iyo Guulihi waaweynaa e ay gaadhen iyagoo bilowgii ilaa hada haysta Kaalinta koowaad Bariga dhexe iyo woqooyiga Afrika xaga daawashada. Xafladaas oo ka dhacday caasimada Lebanon ee Beirout oy kana so qayb galeen Wariyaayasha MBC oo idil oo iskugu jira qaar ilaa bilowgi ka shaqeyn jirey iyo dhalinyaro cusub oo sanadihii u dambeysay ka shaqo galay channelkan aadka loo jecelyahay. Waxaana xusid mudan inay fanaanin badan kasoo qayb galeen sida Najwa Karam, Abdulfatah Elgerini, Mohammed Assaf iyo qaar kaloo badan
.14368805_1115075501874126_2907009256924301507_ncapturehhh

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Arimaha Bulshadda

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …