Home Celebrity News & Gossip Waa Maxay Sababta Meryem Uzerli u Imaanayso ABU DHABI?

Waa Maxay Sababta Meryem Uzerli u Imaanayso ABU DHABI?

1 min read
Comments Off on Waa Maxay Sababta Meryem Uzerli u Imaanayso ABU DHABI?
0
960

Xidigada caanka ah ee u dhalatay Germany & Turkey ee Meryem Uzerli ayaa dhamaadka bishan March kula kulmeysa taageerayasheeda Abu Dhabi iyadoo ka qeyb gali doonta dabaaldaga mid ka mida meheradaha caalamiga ah ee ku yaala Yas Mall.

Waxaana xusid mudan inuu musalsalkii u dambeeyey ee Meryem ahaa ” Cidr Al Ams” oo laga soo daayay MBC oo uu ku wehelinayay jilaaga caanka ah ee Muraad.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …