Home Celebrity News & Gossip Justin Bieber oo Saamiga Libaaxa ka helay MTV EMA Iyo Beyonce oo Faro Madhnaan Ku Hoyatay!!

Justin Bieber oo Saamiga Libaaxa ka helay MTV EMA Iyo Beyonce oo Faro Madhnaan Ku Hoyatay!!

1 min read
Comments Off on Justin Bieber oo Saamiga Libaaxa ka helay MTV EMA Iyo Beyonce oo Faro Madhnaan Ku Hoyatay!!
0
3,124

Fanaanka da’da yar ee reer Canada Justin Bieber ayaa helay 3 Abaalmarinood isago qaatay:-

1- Fanaanka ugu fiican ee Canada.

2- Fanaanka ugu shacbiyada badan.

3- Heesta sanadka “SORRY”.

Halka Lady Gaga ay heshay 2 Abaalmarinood

1- Fanaanada ugu muuqal wacneed.

2- Fanaanada ugu fiican.

Kooxaha Abaal marinta helay:-

1- Fifth Harmony: Best Pop.

2- Green Day: Global Icon.

3- Little Mix: Kooxda Ingiriiska ugu fiican.

Waxaana xusid mudan in Beyonce 5 Abaalmarinood u sharaxneed halkey Adele 4 uga sharaxneed se nasiib daro labadooda midna aney ku guulaysan wax abaalmarin ah.

 

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …