Home Celebrity News & Gossip Daawo Yurub Geenyo oo Show Balaadhan Ku Dhigaysa Muqdisho

Daawo Yurub Geenyo oo Show Balaadhan Ku Dhigaysa Muqdisho

58 second read
Comments Off on Daawo Yurub Geenyo oo Show Balaadhan Ku Dhigaysa Muqdisho
0
6,148

Xidigada fanka Somaliyeed Yurub Maxmed Cabdi “Geenyo” iyo fanaanka Yusuf Hanad oo ay wehelinayaan xidigaha Muqdihso ayaa 16 February ku qabanaya show balaadhan Muqdisho. Yurub Geenyo ayaa showgeedan noqonaya keedi koowaad ee ay ku qabato caasimada Muqdisho tan iyo intay fanka so gashay. Waxaana xusid mudan in shacabka reer Muqdisho si aad ah ugu so dhaweeyen fanaanada Muqdisho.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …