Home Celebrity News & Gossip Myriam Fares oo Geeridii Aabaheed Kadib Go’aan Culus Gaadhay!!

Myriam Fares oo Geeridii Aabaheed Kadib Go’aan Culus Gaadhay!!

59 second read
Comments Off on Myriam Fares oo Geeridii Aabaheed Kadib Go’aan Culus Gaadhay!!
2
1,196

Xidigada Lubnaaniyada ah ee Myriam Fares ayaa geeridii aabaheed ku timi ka dib ku dhawaaqday in mudo dhawr usbuuc ah ay baajisay kana baxday heshiisyadii ay hore u saxeexdey ee xafladaha, maadama oo ay ku jirto waqti muruugo badan iyada iyo ehelkeeda sidoo kalena ay u mahadcelisay aroosyadii iyo xafladihii iyada awgeed dib loo dhigay jaceyl loo qabo awgeed.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …