Home Celebrity News & Gossip Daawo Myriam Fares oo u Dabaaldagtay Dhalashadii Kowaad ee Curadkeeda Quruxda Badan!

Daawo Myriam Fares oo u Dabaaldagtay Dhalashadii Kowaad ee Curadkeeda Quruxda Badan!

1 min read
Comments Off on Daawo Myriam Fares oo u Dabaaldagtay Dhalashadii Kowaad ee Curadkeeda Quruxda Badan!
0
2,125

Xidigada Lubnaaniyada ah ee Myriam Fares ayaa sanadguuradii koowaad ee dhalashada wiilkeeda curad ee Jayden kula wadaagtay bogeeda Instagramka tageerayasheda sawirka Jayden iyadoo kalmado jaceyl hooyonimo ku dheehan tahay ugu dul qortey sawirkiisa waxanay tidhi “Sanad ka hor maantoo kale waxay ahayd markii ugu horeysay ee aan maqlo codkaaga ee aan dareemo dareen aaney cabiri karin ilmada farxada mooye, dareenkas oo mar walba sii kordhaya! bal ka waran dareenkas sanad ka dib sidu noqdey. Alle haku dhawro sanad walba Jayden midkii hooyadii jecleedow”.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …