Home Celebrity News & Gossip Najwa Karam oo ku Dhawaaqday inay Bilaabeen Duubista ARABS GOT TALENT

Najwa Karam oo ku Dhawaaqday inay Bilaabeen Duubista ARABS GOT TALENT

1 min read
Comments Off on Najwa Karam oo ku Dhawaaqday inay Bilaabeen Duubista ARABS GOT TALENT
0
1,374

Fanaanada weyn e Lubnaaniyada ahna Xakamka Barnaamijka caanka ah ee Arab got Talent Najwa Karam ayaa ku dhawaaqday inay bilaabeen duubistii qaybtii shanaad ee barnaamijka Arab got talent Auditions (wejigiisa koowaad). Wejiga koowaad ee barnaamijkan ayaa ah qeybta dadka hiboda leh lagu xulanayo si ay ugu gudbaan qaybta Liveka ah waxaana xusid mudan inuu barnaamijkan bilaabmi doono Arab Idol marku dhamaado.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …