Home Celebrity News & Gossip Maxaa ka jira inay Guursatay Najwa Karam?

Maxaa ka jira inay Guursatay Najwa Karam?

1 min read
Comments Off on Maxaa ka jira inay Guursatay Najwa Karam?
0
621

Fanaanada caanka ah ee reer Lubnaan Najwa Karam ayaa beenisay war saxaafadu isla dhex marayeen oo sheegayay inay si hoos ahaan ah u guursatay aqal galkeedana ay ka qarsanayso dadka iyo saxaafada, Najwa ayaa ku tilmaamtay arintaas mid aan lahayn sal iyo raad toona oo ay iska samaysteen saxaafada qaar ka mid ah oo beenta caadaystay iyadoo intaana ku dartay in hadii ay guursato aanay marnaba qarin doonin maadama oo aanay jecleen qar qariska.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …