Home Celebrity News & Gossip Najwa Karam oo Sheegtay Goortuu Soo Baxayo Albumkeeda Cusub

Najwa Karam oo Sheegtay Goortuu Soo Baxayo Albumkeeda Cusub

57 second read
Comments Off on Najwa Karam oo Sheegtay Goortuu Soo Baxayo Albumkeeda Cusub
0
1,511

Fanaanada caanka ah ee Najwa Karam ayaa ka farxisay tageerayasheeda markay u sheegtay in Albumkeeda cusub kusoo dagi doono Suuqyada Laba Usbuuc ka dib. Najwa ayaa intaa ku dartay inay codkeeda saartay 10 heesood se ay ka dhex dooran doonto kuwa ugu quruxda badan si soo noqoshadedani u noqoto mid heer sare ah oo u qalanta magaceeda.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …