Home Celebrity News & Gossip Daawo NAJWA KARAM oo Timaheedi Jartay 15Jirna u eekaatay

Daawo NAJWA KARAM oo Timaheedi Jartay 15Jirna u eekaatay

1 min read
Comments Off on Daawo NAJWA KARAM oo Timaheedi Jartay 15Jirna u eekaatay
1
2,176

Fanaanada caanka ah ee Najwa Karam ayaa ku dhaqaaqday talaabo aad uga yaabisay dadweynaha ka dib markay timaheedi dheera ay jartay. Waxaana xusid mudan inay muuqaalka cusub ugu talagashay Season 5ka ARABS GOT TALENT ay kaga soo dhex muuqan doonto madaama oo ay tahay mid ka mida Gadhwadeenada barnaamijkaas hada duubitaankiisu socdo wejigiisa koowaad ee lagu xulanayo dadka hiboda alle siiyay.

[espro-slider id=1599]




Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …