Home Celebrity News & Gossip Najwa Karam 50Jir Ka Quruxbadan 20Jirada

Najwa Karam 50Jir Ka Quruxbadan 20Jirada

1 min read
Comments Off on Najwa Karam 50Jir Ka Quruxbadan 20Jirada
0
3,023

Fanaanada caanka ah ee reer Lubnaan Najwa Karam ayaa mar walba oo ay shaashada so fadhiisato Buuq dhalisa maadama iyadoo 50jir ah hadana quruxdeedu inay si korodho mooye is dhimin. Fanaanadan ayaa sheegtay in ay dhalatay 1966 cuqdadna aaney ka qabin da’deeda kuna faanto sanadahay nooled iyo guulaha ay nafteeda ay uso hoysay.

[espro-slider id=1253]

Waxaana xusid mudan in ay Najwa xaflad balaadhan ku lahayd Cyprus oo ay halkaa kusoo bandhigtay heesahedi hore iyo kuwii dambe si aadana ay u shiday taagerayasheeda iskaga yimi daafaha aduunka.




Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …