Home Celebrity News & Gossip Daawo Najwa Karam oo kasoo Hilaacday Masraxa ugu caansan Paris

Daawo Najwa Karam oo kasoo Hilaacday Masraxa ugu caansan Paris

1 min read
Comments Off on Daawo Najwa Karam oo kasoo Hilaacday Masraxa ugu caansan Paris
0
1,369

Fanaanada weyn e Najwa Karam ayaa xaflad aad u balaadhan ku dhigtay Masraxa ugu caansan Paris ee Olympia oo ka mid ah masraxyada ugu caansan aduunka, halkaas oo ay soo buux dhaafiyeen taagerayasha fanaanadan oo ay kula caweeyen heesaheda ugu caanka ah kuwii hore iyo kuwa dambeba. Masraxan ayaa ah mid ay fanaaninta caalamku wada higsadaaan inay ka heesan waxaana Najwa uga horeeyey fananado aad u weyn sida Fairouz, Um kalthom, Sabaax iyo laba fananadod oo jiilka dambe ah Ahlam iyo Nancy Ajram oo sanadki hore ruxdey masraxaas recordna xidhay dhanka dad badnida

[espro-slider id=2097].

 

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …