Home Celebrity News & Gossip Nancy Ajram oo Sheegtay fanaanadaha ay aadka u dhagaysato

Nancy Ajram oo Sheegtay fanaanadaha ay aadka u dhagaysato

1 min read
Comments Off on Nancy Ajram oo Sheegtay fanaanadaha ay aadka u dhagaysato
0
1,588

Xidigada Lubnaaniyada ah e Nancy Ajram ayaa la weydiiyay heesaha ay aadka uga hesho waxayna ku jawaabtay inay badanka mashquul tahay se fanaanadaha ay dhagaysato markay gaadhiga wadato ay ka mid yihiin xidigadaha ay isku wadanka yihiin ee Elissa heesta Saharna Ya Leil u dambeeyey, Nawal Elzoghbi heestedaAm Behki Maa Hali  iyo fananaada weyn ee reer Morocco Samira Said heesteda Hawa Hawa.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …