Home Celebrity News & Gossip Nancy Ajram ooy Dhagaysteen Heesteda cusub 5Million Sedex Usbuuc Gudaheed

Nancy Ajram ooy Dhagaysteen Heesteda cusub 5Million Sedex Usbuuc Gudaheed

1 min read
Comments Off on Nancy Ajram ooy Dhagaysteen Heesteda cusub 5Million Sedex Usbuuc Gudaheed
0
954

Xidigada caanka ah ee Nancy Ajram ayaa siday usoo dajisay heestedi cusbeed ee 3am Bet3alla2 Feek oo ah hees u hordhaca albumkeeda cusub ee Xaasa Biik ee la filanayo inuu so dagi doono dhamaadka bishan January, ayaa dhamaan dadka maqlay u wada bogeen maadama oo ay tahay hees u dhamaystiran dhan walba hadey noqoto midhaha iyo laxanka, musicga iyadoo ay dhagaysteen heestas in ka badan 4.9Million MP3 ahaan youtubekana sidoo kale ay hal million daawaden. 

[wpdevart_youtube]HIYqaDGCtx8[/wpdevart_youtube]




Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …